DHEGEYSO-Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Puntland oo lashaaciyey.

(July 05 2016)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqay natiijada Imtixaankii shahaadiga ee deegaamada Puntland laga qaaday sanadkaan.

Axmed Saahid, oo ah agaasinka imtixaanaadka guud ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaankaasi, gaar ahaan imtixaankii form fourka ama fasalka 12aad iyo qaabkii uu u dhacay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 7
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com