
Muqdisho, Sep 27 2016-Madaxweynihii dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo boqolaal taageerayaashiisa ah kula hadlay Muqdisho ayaa kahadlay sababaha kudhaliyey inuu markale musharax noqdo.
Audio PlayerMuqdisho, Sep 27 2016-Madaxweynihii dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo boqolaal taageerayaashiisa ah kula hadlay Muqdisho ayaa kahadlay sababaha kudhaliyey inuu markale musharax noqdo.
Audio Player
COMMENTS