DHEGEYSO-Isimada Jubbland oo soo dhoweeyey ra’iisul wasaaraha magacaaban.

Kismaayo, Feb 25 2017-Qaar kamid ah isimada ka soo jeeda deegaamada Jubbaland oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa soo dhoweeyey magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com