HomeUncategorized

DHEGEYSO-General Koofi oo ka hadlay cabashada baasaboorka Soomaaliga.

Muqdisho, Mar 18 2017-Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in lagu guuleystay yareynta cabashadii ka imaan jirtay shacabka ee ku aadaneyd qaadashada Baasaboorka.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kahadlay ammaanka doorashada dalka ee 2016.
Dagaallo xooggan oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, gaystayna khasaare dhimasha iyo dhaawac. [Akhris …]
Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin: Dood ku saabsan waxqabadka maamulka gobolka Cayn & kan Buuhoodle.

Muqdisho, Mar 18 2017-Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in lagu guuleystay yareynta cabashadii ka imaan jirtay shacabka ee ku aadaneyd qaadashada Baasaboorka.

Waxa uu sheegay dadaal dheeri ah oo ay bixiyeen in ay keentay in la yareeyo cabashada, wuxuun sidoo kale tilmaamay in hada muwaadin kasta uu si dhaqsi leh ku heli karo Baasaboorka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Axmed yussuf cabdi 7 years ago

    Baasaboorka somaliya waa basaboor laga aqoon San yahay yurub lakin sababta ay u ogalaan waysay maxay tahay swedhan mid kale in la qaaliyeeyo waa loo bahanyay wayo somaliya wadamo badan ayay xiriir la Lee dahay

  • Axmed yussuf cabdi 7 years ago

    Baasaboorka somaliya waa basaboor laga aqoon San yahay yurub lakin sababta ay u ogalaan waysay maxay tahay swedhan

DISQUS: