DHEGEYSO-Ciidamo weli haysta kantaroolka Garoowe iyo gaadiid ku xaniban.

Garoowe, Mar 09 2017-Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa waxaa weli gacanta kuhaya ciidamo katirsan kuwa Puntland oo ka cabanaya mushaharaad ka maqan.

Waxaa halkaasi ku xaniban gaadiid aad u badan oo sida xamuul, islamarkaana amar lagu siiyey inaan lasii dayn doonin ilaa amar dambe, mid kamid ah darawaliinta xaniban ayaa Daljir uga warbixiyey.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com