Ciidamadda Dowladda somaaliya oo howlgalo ka sameyeey Muqdisho (dhegayso)

Ciidamadda Dowladda somaaliya oo howlgalo ka sameyeey Muqdisho (dhegayso)

Ciidamadda dowladda Federaalka somaaliya ayaa Maanta howlgalo ka sameyeey Magaaladda Muqdisho,kuwaas oo lagu xaqiijinayeey Amniga Caasimadda.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NUURKANEDERLAND 7 months

    WAXA LOO DHISI WAAYEY CIIDAN QARAN OO SOMALIYED WAA BAQDIN AY NAGA QABAAN USA,UK,ETHIOPIA,KENYA.
    WHY?HOREY BAA LOOSOO TIJAABIYEY ASKARIGA SOMALIYED INUU BIR LIBAAX YAHAY CALAASHADA XADIIDKA.
    PENTIGONKAA OG.

  • NUURKANEDERLAND 7 months

    GEESIGA DHULKIISA
    GUUSHA U HORSEEDA
    GEERIDA DISHAAY
    GEEDKAA HA BA’O-JABO.
    MA JIRO XAQIIQ WAX LA TAYO AH WIILKA SOMALIYED MARKAY DIRIR TIMAADO..
    WHITE HOUSE-kaa LAHGA OGYAHAY.KKKK