Caawa & Daljir iyo Faadumo dagan daahir, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Faadumo dagan daahir, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin daadihinaysa Faadumo dagan daahir

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Idaacada daljir marka hore waad mahad santihiin dhamaan shaqaalaha rag iyo dumar salaan kadib wararka dawlada deeganka soomalida ee aad kaqaade mudane kusimaha madaxwaynaha mustafe muxumud cumar warbixinta kusaab sanayd deeganka heego ayaa dhib ugaysatay waana ladagaalamaynaa 1 su aashayda koobad waxaan su aalaya heego ma urur mucaaradaa mise waa dhalin yaradii deeganka 2 muxuu cadayn uhayaa inay dhibaato gaysteen asagu gudaha deeganka makusugnaa ? 3 dhibaatada deeganka haysata iyo muwaadiniinta udhalatay ee oromo hantidoodii xooga uga qaadatay ee qolaji qaxootiga ku ah maxaa uga qorshaysan inuu uqabto ileen axmaaro lacag ayuu ugu deeqay dadkii barakacay soomaalidi yaa umaqan mahad sanidin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com