Bosaso: Amniga Bosaso oo meel wanaagsan maraya kadib howlgaladii amniga (daawo)

Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa soo hagaagaysa ammaankeeda kadib howlgallo ay ciidamada ammaanka ay ku xirxireen dad badan oo badankoodu yihiin dhalinyaro lala xiriirinayo amni darro.

Taliyaha booliska Puntland Gen. Muxyadiin ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka.

Hoos kadaawo Xasan Heykal oo soo jeedinaya warbixintan.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Bosaso: Amniga Bosaso oo meel wanaagsan maraya kadib howlgaladii amniga (daawo)”

  1. NUURKANEDERLAND

    THANK YOU DALJIR.
    WARAYSIGII CAASHA CABDALA WAAD KU MAHADSANTIHIIN.
    CAASHA WAXAY INOO SHEEGTAY IN ISIS’ALSHABAB & RAG CADAAN AHI AY MACDANTA KA GURTAAN BUURAHA SANAAG IYAGOO KAASHANAYA CIIDAMADA PL.
    THANK YOU Mass:CASHA CABDALA NOOLOOW.
    FURA INDHAHA:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+MI6+CIA=ONE.
    SOMALIYA WAA MASHRUUC
    MADAXDEEDUNA WAA TUUL.

U Jawaab NUURKANEDERLAND Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com