Baahin: Salaasa, May 08, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso.
Shir ku saabsan qorshaha amniga ee Somaliya oo ka furmay Muqdisho; R/wasaare Gaas ayaan ka waraysanay;
Ciidanka amniga ee dawlada federaalka oo ku qabtay Ex-kontrool Afgooye nin xambaarsan walxaha qarxa;
Warbixin ku saabsan qunbulad gacmeed lagu tuuray goob aflaamta lagu daawado Boocame, Sool.
COMMENTS