
Mid kamid ah shaqaalaha Warbaahinta DF oo maanta lagu diley Muqdisho, Dawlada Federalka & ururka suxufiyiinta oo canbaareeyey dilka loo geystey Eng Axmed Shariif, Madaxweynaha Somaliland oo dib u furay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa , maamulka gobolka Mudug oo ka hadlay xaalada amaan ee Galkacyo.
Audio Player
COMMENTS