Baahin: Isniin, Feb 27, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe.
2 qarax oo ay ku dhinteen 2 qof, 7-na ku dhaawacmeen oo ka dhacay xaafada Wardhiiglay, Muqdisho;
4 ka mid ah burcad badeed afduub u haysata markab u raran ganacsato Somali ah oo lagu qabtay Hobyo;
Ahlu-sunna oo sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab.
COMMENTS