Agaasime khadar Cawl iyo Wariye Cabdiqani Fantastic oo laga sii dayeey xabsiga weyn ee Garoowe

Agaasime khadar Cawl iyo Wariye Cabdiqani Fantastic oo laga sii dayeey xabsiga weyn ee Garoowe

Waxaa gordhawyd laga sii dayeey Xabsiga weyn ee Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland Agaasimaha Radio Daljir ee Garoowe Khadar Cawl ismaacil iyo Cabdiqani fantastic oo maalin kahor lagu xiray Garoowe.

Wariyaashan ayaa lagu si dayeey damaannad,iyaddo ilaa hadda aan la cadayn sababta lagu xiray iyo kiiska loo haysto wuxuu yahay.

Guddoomiyaha maxkamadda ayaa ku amray ciidamada inay xabsiga dhigaan wariye Khadar Cawl iyo Cabdiqani Fantastic oo arrimaha shaqo u tagay maxkamadda shalay,iyaddo maantana damaannad lagu soo dayeey.

Faahfaahin dheraad ah gordhow kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com