Afkaar-ururin doorashada Madaxweynaha Puntland: Yaad maanta Madaxweyne Puntland ugu codeysay? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Afkaar-ururin doorashada Madaxweynaha Puntland: Yaad maanta Madaxweyne Puntland ugu codeysay? (dhegayso)

Waa AFKAAR-URURIN BULSHO, waa barnaamij gaar ah oo aan ku aruruneyno afkaarta shacabka Puntland iyo haddii maanta doorashadu ahaan lahayd qof iyo cod, cidda ay codkooda siin lahaayeen. Waxaa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo maanta ku sugan istudiyaha Daljir Garoowe. Hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c323be10201007d87e4537d/Ra%27yi-ururin-Bulsho_Doorashada-Puntland_6+Jan+2019.mp3

XUKUMADDA PUNTLAND ILAALINTA AMNIGA TIMIRRE MA AWOODI WEYDAY?
Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993
Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed (Galmudug): “Magaaladaan Muqdisho ammaankeeda haddaadan waxba ka qaban karin isaga tag dal wax uma qaban kartide.” (dhegayso)

Waa AFKAAR-URURIN BULSHO, waa barnaamij gaar ah oo aan ku aruruneyno afkaarta shacabka Puntland iyo haddii maanta doorashadu ahaan lahayd qof iyo cod, cidda ay codkooda siin lahaayeen.

Waxaa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo maanta ku sugan istudiyaha Daljir Garoowe.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: