Addis Ababa iyo shir-madaxeedkii 32aad ee waddamada qaaradda Afrika (dhegayso)

Addis Ababa iyo shir-madaxeedkii 32aad ee waddamada qaaradda Afrika (dhegayso)

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa maanta ka furmay shir-madaxeedkii 32aad ee waddamada qaaradda Afrika, shirkaas oo ay ka qaybgalayaan wufuud heer caalami ah oo uu ka mid yahay Xoghaya Guud ee QM. Shirka ayaa looga hadlayaa arrimo door ah oo qaaradda quseeya.

Soomaaliya waxaa shirkan uga qaybgalaya wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Waxaana waftiga Madaxweyne Farmaajo kamid ah Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed.

Cabdinuur ayaa Radio Daljir uga warramay ajandaha shirka, gaar ahaanna arrimaha sida gaarka ah u khuseeya Soomaaliya. Agaasime Cabdinuur waxa uu warramay Axmed Sh. Maxamed Tallman oo ku sugan istudiyaha Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 5 years ago

    BAHAL HIGLO AFQARMUUNA KUMA KALA TAGTO WAXNA ISKUMA BIIRISO.
    AFRIKAA KA DHIGAN.
    KU DARSOO HA ILAAWINA:-
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    GO FUCK YOUR SELF YOU ARE ISRAELIAN TERRORIST GROUP.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com