HomeUncategorized

Waraysi-Agaasime Tigaana iyo Qaar kamid ah ciyaaryahanada Puntland.

Muqdisho, July 26 2016--Galabta waxaa ciyaar xiisabadan garoonka kubadda cagta ee Koonis Muqdisho ku dhexmaraysaa xulalka Puntland iyo Jubbaland, taasi oo ah finlka tartanka maamul goboleedyada wadanka.

Dhagayso Saadiq Eenow: Waa hormar wayn guddiga Doorashadu, Balse meeday Maxkamadii Dastuurigu ?
Taliyihii ciidanka ilaalada ra’siiul wasaaraha Soomaaliya oo geeriyoodey.
Madaxwayne Gaas oo maantay xariga ka jaray Saldhiga Booliska Gaalkacyo oo dayac-tir dhisme lagu sameeyay

Muqdisho, July 26 2016–Galabta waxaa ciyaar xiisabadan garoonka kubadda cagta ee Koonis Muqdisho ku dhexmaraysaa xulalka Puntland iyo Jubbaland, taasi oo ah finlka tartanka maamul goboleedyada wadanka.

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana iyo qaar kamid ah xidagaha Puntland ayaa Daljir uga waramay Dareenkooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: