HomeUncategorized

DHEGEYSO-Alshabaab oo fariisimo ka samaystay duleedka Guriceel.

Guri-ceel, July 26 2016--Dagaalyahano katirsan Alshabaab oo kasoo ambabaxay Ceeldheer iyo tuulooyin katirsan gobolka Galgaduud, ayaa friisimo ka samaystay deegaamada Warxole iyo Biyo-cade oo ka tirsan duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Xilibaanada federaalka ee Caabudwaaq jooga oo bulshada Galguduud ugu baaqay xasilooni (Dhegeysi)
Qaramada Midoobey oo Kenya la hubinaysa amaanka iyo xasiloonida dalkaas oo muhiim u ah gobolka
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Kooshin.

Guri-ceel, July 26 2016–Dagaalyahano katirsan Alshabaab oo kasoo ambabaxay Ceeldheer iyo tuulooyin katirsan gobolka Galgaduud, ayaa friisimo ka samaystay deegaamada Warxole iyo Biyo-cade oo ka tirsan duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Cabdi Xasan  Biyo quute oo ka tirsan saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa faahfaahin ka bixiyay shabaabka la sheegay in ay fariisimo ka sameysteen duleedka degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: