HomeUncategorized

(Dhagayso) Salmaan Jamaal: Erdogan ayaa sabab u ah in wadaadadu ay samafal Soomaaliya ka sameeyaan

Istanbul, July, 25, 2016 - Tan iyo wixii ka dambeeyay inqilaabkii fashilmay ee dalka Turkiga waxaa aad isku soo tarayay saamaynta Soomaalida dibada iyo kuwa gudaha uu ku yeeshay falkaasi. Aaan ku horreeyo soomaalida gudaha waxaa cabasho goor horeba ay kasoo yeertay dad badan oo adeegyo caafimaad ka qaadan-jiray isbitaaladii ay turkudu caawin jirtay, haba ugu darnaatee cabashadu isbitalka DIYEEFA.

Dowladda Maraykanka oo Dhaqaale ugu Deeqday Ciidamada Puntland
Baahin: [Axad], [Mar 06], Weriye Cumar Afguduud…Gaalkacyo: Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku ridday eedeeysanayaal lagu soo qabqabtay howl-gallo ammaan oo magaalada ka socda …Howl-galladii adkaynta ammaanka iyo hagaajinta bilicda magaalada Gaakacyo oo galay todobaad …Laascaanood: Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay magaalada iyo bilayska oo lagu eedeeyay khasaare …Boosaaso: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka warbixiyay mashaariic caafimaad oo soo wajahan …
Al-shabaab oo sheegay in ay hub ku furteen dagaalkii ay ku qaadeen Galgamala oo ka tirsan Kenya

Istanbul, July, 25, 2016 – Tan iyo wixii ka dambeeyay inqilaabkii fashilmay ee dalka Turkiga waxaa aad isku soo tarayay saamaynta Soomaalida dibada iyo kuwa gudaha uu ku yeeshay falkaasi. Aaan ku horreeyo soomaalida gudaha waxaa cabasho goor horeba ay kasoo yeertay dad badan oo adeegyo caafimaad ka qaadan-jiray isbitaaladii ay turkudu caawin jirtay, haba ugu darnaatee cabashadu isbitalka DIYEEFA.

Dhanka Soomaalida ku dhaqanka Turkaga saamaynta ugu daran waxay ku yeelatay ardayda, arrimahaasi oo dhan waxaan wax ka waydiinay Salmaan Jamal Siciid Kaka oo ah wariyaha Universal TV ee dalka Turkiga, horayna uga mid ahaa bahda Daljir Daljir.

Hoos ka dhagayso waraysi uu wariye Kooshin la yeeshay wariye Jamaal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: