HomeUncategorized

Dhagayso Yaa ka dambeeyay in muran lagaliyo kabtan Dhiidhiiyo Tigaano iyo Dhiidhiiyo ayaa ka jawaabaya

Muqidisho, 25 - July - 2016 - Labadii maalmood ee ugu dambeeyay waxaa aad isku soo tarayay warar sheegaya in ciyaarta biri dhexmari doonta Xulalka Puntlnad iyo Jubbaland laga fariisin doono kabtanka xulka Puntland C/salaan Dhiidhiiyo, eedaynta loo haystana ay tahay in uu ka tirsanyahay xulka qaranka Soomaaliya.

Dhegeyso: Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta xustay todobaadka Naas-nuujinta
Baydhabo oo lagu xiray boqolaal dhalinyaro ah oo looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Shabaab
Baahin: Axad, Feb 12, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Xulka gobolka Nugaal oo qaaday horyaalka ciyaaraha gobollada Puntland 2012; Juxa, wasiirka waxbarashada ee Puntland oo dhaliilay maaraynta & qaybinta deeqaha waxbarasho ee dawlada federaalka; M/weyne Shariif oo sheegay in ay Al-shabaab ka xorayn doonaan gobollada dalka oo dhan.

Muqidisho, 25 – July – 2016 – Labadii maalmood ee ugu dambeeyay waxaa aad isku soo tarayay warar sheegaya in ciyaarta biri dhexmari doonta Xulalka Puntlnad iyo Jubbaland laga fariisin doono kabtanka xulka Puntland C/salaan Dhiidhiiyo, eedaynta loo haystana ay tahay in uu ka tirsanyahay xulka qaranka Soomaaliya.

Arrintaasi waxaa beeniyay Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigaanno oo caawa waraysi kooban isiiyay.
Dhinca kale –  Waxaa qaybta dambe ee waraysiga aan la yeeshay Kabtan C/salaan Dhiidhiiyo oo isna ka hadlaya dareenkiisa.

HOOS KA DHAGAYSO WARAYSIYADII

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: