HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo booqanaya G. Gedo.

Doolow, July 23 2016--Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa markii ugu horeysey intii xilka loo magacaabay booqanaya dhammaan degmooyinka gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland.

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Xasan Haykal.
C/xakiim Axmed Guuleed oo loo magacaabay wasiirka warfaafinta Puntland.
Banaanbaxyo ka socda magaalada Laascaanood iyo shirkii Taleex oo dib loo dhigay.

Doolow, July 23 2016–Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa markii ugu horeysey intii xilka loo magacaabay booqanaya dhammaan degmooyinka gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland.

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa warbaahinta u faahfaahiyey ujeedka safarka madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland iyo deegaamada ay booqan doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: