HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Buuhoodle, July 22, 2016 Kulan wanaagsan ciid mubaarak kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Dhalxa oo Sh. Xasan ku eedeeyay wiiqidda maamullada uu ka tirsan yahay, shirkana ku tilmaamay mid lagu maja-xaabinaya dawladda.
Qaramada midoobey oo mudada u kodhisey howlgalka AMISOM.
Dawlada hoose ee magaalada Galkacyo oo banaysay cooshado laga dhisay irrida hore ee cisbitaalka guud ee Galkacyo.

 Buuhoodle, July 22, 2016    Kulan wanaagsan ciid mubaarak kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: