HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin ganacsiga sharaabka qabow Boosaaso iyo xilliga xagaaga.

Boosaaso, July 20 2016--Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu kulul geeska Africa waxaana xilligaan oo kale dadku ay u baahan yihiin qabow iyadoona ay jiraan dad ka ganacsada sharaabka qabow ee lagu iibiyo wadooyinka magaaladaasi.

DHEGEYSO-Wasiirkii warfaafinta Puntland oo sheegay inuu arrimo qoys xilkii isaga casiley.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad _04
DHEGEYSO-Tartan kubadda cagta ah oo ka furmay magaalada Garoowe.

Boosaaso, July 20 2016--Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu kulul geeska Africa waxaana xilligaan oo kale dadku ay u baahan yihiin qabow iyadoona ay jiraan dad ka ganacsada sharaabka qabow ee lagu iibiyo wadooyinka magaaladaasi.

Maxamed Cabdirisaaq Fantastic oo Daljir uga warama intabadan arrimaha bulshada ayaa warbixinta hoose ka diyaariyey suuqyada magaalada Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: