HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Weriye Ayaanle Cabdullaahi.

Caabudwaaq, July, 19 2016 Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Caabudwaaq kasoo jeedinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac.

Wafti uu hogaaminayo wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo gaaray Buuhoodle, dhaliilayna hoggaanka Puntland.
Idaacadda Daljir oo la guddoonsiiyay shahaado sharaf iyo abaal marin kale. [Akhris …]
Guddoomiyaha guddigii xulidda oo sheegtay in ay ku hawlanyihiin soo dhammaystirka mudanayaasha dhimman.

Caabudwaaq, July, 19 2016   Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Caabudwaaq kasoo jeedinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: