HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo isku horfadhiya jiida hore.

Dhahar, July 19 2016-Ciidamda Puntland iyo Somaliland ayaa isku horfadhiya deegaano katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan oo shalay dagaal uu ku dhexamaray , waxaana jira gurmadyo ciidan oo labada dhinac ay kala helaayaan.

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)
“Dalkayga uma quudho colaadda sokeeye ee Soomaaliya ka taagan oo kale” Madaxaweynaha Yemen.
Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 7-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )
Dhahar, July 19 2016-Ciidamda Puntland iyo Somaliland ayaa isku horfadhiya deegaano katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan oo shalay dagaal uu ku dhexamaray , waxaana jira gurmadyo ciidan oo labada dhinac ay kala helaayaan.
 
Lataliyaha Madaxwaynaaha Puntland ee xagga amaanka gobolada Haylaan iyo Sanaag Axmed Xuseen Doonyaale oo sidoo kale horay usoo noqday wasiirka xanaanada xoolaha Puntland ayaa uga waramay radio daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaana waraystay oo marka hore waydiyay xaaladda sida ay hadda tahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: