HomeUncategorized

Madaxweyne Putin oo ganaaxey saraakiil lagu eedeeyey daroogo.

Mosocw, July 19 2016--Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku dhawaaqay ganaax kumeel gaar ah oo lasaaray saraakiisha ay magacawday Hay'ada la dagaalanka daroogada ee (WADA), taasi oo ku eedaysay adeegsiga daroogada ciyaarihii olombikada ee 2014.

?Muranka ka dhex taagan mudanayaasha federaalka waa mid lagu carqaladaynayo shirka Garowe si uusan u dhicin? Madaxweyne Faroole.
Wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland oo ka warramay qorshayaal cusub oo tacabka xoolaha ah iyo xannaanadooda caafimaad.
Saraakiil ciidan oo ka tirsan dawlada Federalka ayaa ka hadlay dagaal ka dhacay Jubadda Hoose.

Mosocw, July 19 2016–Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku dhawaaqay ganaax kumeel gaar ah oo lasaaray saraakiisha ay magacawday Hay’ada la dagaalanka daroogada ee (WADA), taasi oo ku eedaysay adeegsiga daroogada ciyaarihii olombikada ee 2014. 

Putin ayaa warbaahinta u sheegay in shaqada si kumeel gaar ah looga joojin doono saraakiisha ay Hay’ada magacawday inta uu dhammaanayo baaritaanka kusocda. 

Hay’ada WADA ayaa soo saartay warbixin ay kusheegtay in saraakiisha wasaaradda ciyaaraha ee Ruushku ay isku howleen khalkhalgelinta baaritaankii ay samaynayeen iyaga oo kaashanaya adeega ammaanka dalkaasi (FSB).

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0