HomeUncategorized

Al-waaxa Garoowe iyo Al-as-har Qardho oo usoo baxay Finalka Tartan iyo Tacliin.

Boosaaso, July 19 2016-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa xalay lagu soo afmeeray wareegii semi finalka ee barnaamijkii tartan iyo tacliin oo mudo dheer kasocdey Idaacadda Daljir xarumeheeda kala duwan.

Brussels oo uu ka dhacay shir lagu gorfeeyey la dagaalanka burcad-badeeda.
Maamulka biyaha Galkacyo oo hadal macno-darro ah ku tilmaamay waraaqo digniin ah oo la daadiyey.
Ra?isal wasaaraha Soomaaliya oo dhalinta ku jirta shabaab ugu baaqay in ka laabtan xag-jirnimada

Boosaaso, July 19 2016-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa xalay lagu soo afmeeray wareegii semi finalka ee barnaamijkii tartan iyo tacliin oo mudo dheer kasocdey Idaacadda Daljir xarumeheeda kala duwan.

Barnaamijka ayaa waxaa ku tartamayey afar kamid ah dugsiyada waxbarashada ee gobolada Puntland, waxaana lagaarey wareegii ugu dambeeyey ama tartanka ka dambaysata ah ee Finalka.

Tartanka ugu dambeeya ayaa waxaa isugu soo haray dugsiyada sare ee Al-waaha Garoowe oo kuyaal gobolka Nugaal iyo dugsiga sare ee Al-as-har Qardho oo kuyaal gobolka Karkaar.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: