HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida Xarunta Buuhoodle 16 07 2016.

Buuhoodle, July 16, 2016 Kulan wanaagsan ciid mubaarak kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Bileyska Bossaso oo xiray dad gaaraya 100 qof oo lagu tuhmay falal ammaan darro.
Baahin: Arbaca, Jun 22, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Dedaalo nabadeed oo lagu dhex-dhexaadinayo laba ardaa oo dad isaga laayey Bossaso & Kob-Dhexaad oo ka socda Bossaso; Issimada, indheergaradka, ururada haweenka & ganacsatada gobolka Bari oo ku hawlan dejinta colaadda labada ardaa; Shirar wadatashi oo u bilawday M/weyne Shariif & mudayanaasha baarlamaanka; Xil. C/kariim Cali Afrax ayaan ka waraysanay; Wasiirka beeraha & daaqa ee Puntland Eng. Saalax oo kormeeraya gobolka Sool.
Wareegii 4-aad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo caawa bilawday. Yaa Hardamay?

Buuhoodle, July 16, 2016    Kulan wanaagsan ciid mubaarak kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: