HomeUncategorized

DHEGEYSO-IGAD oo dhexdhexaadinaysa Maamulada koonfur Galbeed iyo Bakool Sare.

(July 15 2016)-Degmada Ceel-barde ee xarunta maamulka Bakool sare ayaa waxaa kulamo kudhexmareen madaxda maamulkaasi iyo wakiilka urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey, oo kuhowlan dhexdhexaadinta maamulada Bakool sare iyo Koonfur Galbeed.

DHEGEYSO-Kaalinta Saddexaad ee tartan iyo tacliin oo lagu kala baxay.
Dowladda oo dad u qabatay qaraxyadii xalay ee Muqdisho iyo Al-shabaab oo guul ka sheegtay
M/weyne Faroole oo bogaadiyey ciidanka amniga ee Puntland & dhaleeceeyeyna warbixino laga qoray Puntland.

(July 15 2016)-Degmada Ceel-barde ee xarunta maamulka Bakool sare ayaa waxaa kulamo kudhexmareen madaxda maamulkaasi iyo wakiilka urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey, oo kuhowlan dhexdhexaadinta maamulada Bakool sare iyo Koonfur Galbeed.

Xildhibaan Cabdiwahaab ugaas xuseen ugaas khaliif, oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in khilaafka udhaxeeya maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya iyo maamulka lagu magacaabo Bakool Sare lagu dhameyn magaalada Muqdisho oo halkan ay kulan ku yeelan doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: