DHEGEYSO-Midnimada beesha Sade oo looga hadlay magaalada Caabudwaaq.

(July 13 2016)-Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayey mnidnimada beesha Sade ee degta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com