HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka degmada Marka oo xaqiijiyey in Alshabaab magaalada Qabsadeen.

(July 11 2016)-Wararka ka imaanaya Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose waxay sheegayaan in Magaaladaasi ay ka baxeen Ciidamadii Meleteriga ee ku sugnaa, iyadoona Magaalada ay gudaha ugaleen Dagaalamayaal katirsan Alshabaab.

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo maanta kormeero ku sameysay dugsiyada waxbarasho ee ku yaala Garowe.
Dawladda Sucuudiga oo ka odayeysay, xabbad joojinna dhex dhigtay dawladda iyo mucaaradka Yemen.
Dawladda Japan oo dhaqaale ugu deeqday Dalka Soomaaliya

(July 11 2016)-Wararka ka imaanaya Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose waxay sheegayaan in Magaaladaasi ay ka baxeen Ciidamadii Meleteriga ee ku sugnaa, iyadoona Magaalada ay gudaha ugaleen Dagaalamayaal katirsan Alshabaab. 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in alshabaab magaalada ay kasoo galeen Dhanka Koontoroolka wayn isla markaana aysan jirin wax iska caabin ah oo ay la kulmeen. 

Hadaba sida ay wax udhaceen iyo Xaaladda Magaalada Waxaa Radio Daljir uga waramay Gudoomiyaha Degmada Marko Xuseen Cumar.  Waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: