HomeUncategorized

Dowladda Sucuudiga oo Shaacisay magacyada iyo sawirrada ragii weeray masjidka Nabiga.

(July 09 2016)-Wasaaradda arrimaha gudaha Sacuudiga ayaa sheegtay in qaraxa ka dhacay magaalada Madiina agagaarka masjidka barakeysan ee uu ku aasan yahay Nebi Maxamed NNKH uu ka dambeeyey Naer Muslim Hamad Sacuudiyaan ah, waxaana arrimahaasi loo xiray ilaa 19 ruux.

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 14 -Dec 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe
Iska-horimaad ka dhacay Laascaanood, iyo ciidanka Somaliland oo weeraray guri lagu caleema saarayey Issim cusub. Dhegaysi …
Baahin: Arbaca, Jun 22, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Dedaalo nabadeed oo lagu dhex-dhexaadinayo laba ardaa oo dad isaga laayey Bossaso & Kob-Dhexaad oo ka socda Bossaso; Issimada, indheergaradka, ururada haweenka & ganacsatada gobolka Bari oo ku hawlan dejinta colaadda labada ardaa; Shirar wadatashi oo u bilawday M/weyne Shariif & mudayanaasha baarlamaanka; Xil. C/kariim Cali Afrax ayaan ka waraysanay; Wasiirka beeraha & daaqa ee Puntland Eng. Saalax oo kormeeraya gobolka Sool.

(July 09 2016)-Wasaaradda arrimaha gudaha Sacuudiga ayaa sheegtay in qaraxa ka dhacay magaalada Madiina agagaarka masjidka barakeysan ee uu ku aasan yahay Nebi Maxamed NNKH uu ka dambeeyey Naer Muslim Hamad Sacuudiyaan ah, waxaana arrimahaasi loo xiray ilaa 19 ruux.

Abdullah Waqar Khan oo ka soo jeeda dalka Pakistan ahaana 30 sano jir ayay wasaarada arrimaha gudaha Sacuudigu sheegtay inuu ahaa ninkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay agagaarka qunsuliyada Maraykanka ee magaalada Jeddah, isaga keligii ayaana ku dhintay.

Qoraalka ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha Sacuudiga oo ay faafisay wakaalada wararka dalkaas ayaa lagu sheegay in saddex nin ay ka dambeeyeen weerar kale oo habeenimadii Isniinta ka dhacay magaalo la yiraahdo Qatif oo ku taalla bariga Sacuudiga taasoo ay degaan shiicada wadankaas, wasaaradu ma sheegin magacyada raggaas iyo iney sacuudiga u dhasheen iyo in kale.

SAWIRRO

Capture CC CCC ff

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: