HomeUncategorized

Ciidamada hogaamiyayaasha koonfurta Suudaan oo ku dagaalamay Jubba.

(July 09 2016)-Ciidamo kala taabacsan madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka koonfurta wadanka Suudaan ayaa ku dagaalamay magaalada Jubba ee xarunta dalka dunida ugu yar kadib markii ay halkaasi labada mas'uul wada gaareen.

DHEGEYSO-Taliska booliska Puntland oo ka hadlay xaaladda Boosaaso.
Dhoofinta xoolaha nool ee la geeyo dalalka Carabta oo si xowli ah uga socota Boosaaso (Sawirro)
Puntland oo shaacisay 34 shirkadood oo ku tartamaya dhismaha garoonka Boosaaso (Dhegeyso)

(July 09 2016)-Ciidamo kala taabacsan madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka koonfurta wadanka Suudaan ayaa ku dagaalamay magaalada Jubba ee xarunta dalka dunida ugu yar kadib markii ay halkaasi labada mas’uul wada gaareen.  

Wakaalada wararka ee AP ayaa sheegtay in iska hor imaadka uu yimid markii kolonyo ay la socdeen Ciidamo daacad u ah Reik Machar ay rasaas ku fureen bar koontarool ay maamulaan Ciidamo daacad u ah Madaxweyne Kiir.  

Madaxweyne Salva Kiir iyo kuxigeenkiisa ayaa durbaba arrintan ka hadlay, iyagoo ku heshiiyay inay la hadlaan Taliyeyaashooda, si xiisada loo joojiyo, isla markaana aanu dagaalka ku fidin Caasimada inteeda kale.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: