HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mid kamid ah masaajidada magaalada Muqdisho oo hub lagu qabtay.

(July 08 2016)-Ciidanka booliska ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kudhigay hub iyo shaqsiyaad gacanta kuhayey oo kusugnaa mid kamid ah masaajidda kuyaal degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Qaramada Midoobay oo u Digtay dowladd Hungary
Madaxweyne Xasan Shiekh oo ka warbixiyay safarkii uu ku tagay Puntland
DHEGEYSO-Shir looga hadlayo arrimaha xagjirnimada oo ka furmaya Suudaan.
(July 08 2016)-Ciidanka booliska ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kudhigay hub iyo shaqsiyaad gacanta kuhayey oo kusugnaa mid kamid ah masaajidda kuyaal degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
 
Taliyaha Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Yaaqshiid Maxamed Yuusuf Nuur iyo taliyaha qaybta Booliska gobalka Banaadir Gashaanle Sare Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in Hubkaasi uu ahaa mid qeyb ka ah dilalka iyo amni darada ka dhacda magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: