HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Galgaduud Sare iyo wafti uu hogaaminayo oo gaarey Caabudwaaq.

(July 05 2016)-Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha Galgaduud Sare ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu ka warbixiyey safarkiisii iyo arrimo quseeya horumarinta maamulkaasi.

Maxkamadaha caddaaladda Soomaaliland oo lagu eedeyey in ay hab musuqmaasuq ah adeegsadaan
Madaxweynaha Somalia oo tegey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ku Dhagax dhigay Madaxtooyo cusub
(July 05 2016)-Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha Galgaduud Sare ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu ka warbixiyey safarkiisii iyo arrimo quseeya horumarinta maamulkaasi.
 
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: