HomeUncategorized

DHEGEYSO-Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Puntland oo lashaaciyey.

(July 05 2016)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqay natiijada Imtixaankii shahaadiga ee deegaamada Puntland laga qaaday sanadkaan.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Isniin 01
Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin: Dood ku saabsan waxqabadka maamulka gobolka Cayn & kan Buuhoodle.
Diyaarad nooca Rakaabka ah oo ku Bur-burtay Ruushka

(July 05 2016)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqay natiijada Imtixaankii shahaadiga ee deegaamada Puntland laga qaaday sanadkaan.

Axmed Saahid, oo ah agaasinka imtixaanaadka guud ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaankaasi, gaar ahaan imtixaankii form fourka ama fasalka 12aad iyo qaabkii uu u dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 7
DISQUS: