HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gobolka Sanaag oo horumar ka sameeyey ilaalinta deegaanka kaalinta 1aadna galay.

(July 3 2016)-Gobolka Sanaag ayaa kaalinta koowaad ka galay ilaalinta deeganka iyo la dagaalanka jarista dhirta qoyan ee Puntland , kadib markii wasaaradda deegaanka Puntland ay ugu aqoonsatay shir ka dhacay magalad Garoowe oo lagu qiimaynayay ilaalinta deegaanka ee gobolada Puntland.

DHEGEYSO-Cabsi soo food saartay shacabka degmada Caluula iyo baddii oo magaalada soo gashay.
Maamulka Gobolka Banaadir oo u Digay Hay’ado la sheegay in ay Faafinayaan Madhabka Shiicada
DHEGEYSO-Beesha Somali Carbeed oo eedayn u jeedisey madaxweynaha Hirshabeelle.
(July 3 2016)-Gobolka Sanaag ayaa kaalinta koowaad ka galay ilaalinta deeganka iyo la dagaalanka jarista dhirta qoyan ee Puntland , kadib markii wasaaradda deegaanka Puntland ay ugu aqoonsatay shir ka dhacay magalad Garoowe oo lagu qiimaynayay ilaalinta deegaanka ee gobolada Puntland.
 
Dhirta qoyan ayaa wax tar u leh xoolaha la dhaqdo , dadka iyo dhulka oo uu soo jiido roobka , sidoo kalena dadku ay ka helaan ogsijiin,
 
Hadaba gudoomiyaha guddiga ilaalinta deegaanka ee gobolka Sanaag Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax ayaa ka warmay sida gobolka uu ugu guulaystay abaalmarintan iyo sida ay ugu suurto gashay Maxamuud Cabdi Ibraahim , ayuuna u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: