DHEGEYSO-Shacabka Kunool gobolada Soomaaliya oo Puntland ugu baaqay inay siidayso Daljir.

July 3 2016_Qaar Ka Mid ah Dadka Ku Nool Melaha Ka Fog Laamiga Oo Ku Taxnaa Dhageysiga Idaacada Daljitr ayaa Ka Hadlay Xayiraada Saaran Radio Mudo Ku Dow Toban Maalmood .

Bulshada Oo Xiriir La Soo Sameysay Idaacada Ka Dib Markii ay Hawada Ka Waayeen Barnaamijyadii iyo Wararkii Kala Duwanaa Ee Ay Ku Xirnaayeen ayaa Sitadan noo Sheegay , waxaana dadka Idaacada Xirirka La Soo Sameeyay Oo aan Coadka Ka Qabanay ayaa Kala Jooga Sool  Sanaaag Mudug Gardafoo iyo Mee Kale Oo Puntland ah.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com