HomeUncategorized

Dowladda Soomaaliya oo bilaabaysa howlgalo kadhan ah ururka Alshabaab.

Muqdisho, 2 July 2016 (Villa Somalia) ---- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go’aansatey in la dedejiyo hawlgallada kooxda Al Shabaab looga saarayo gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Jamal
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Toll-Man
(Dhagayso) AU Taariikhdii Marxuun Abwaan Cali Sugule oo ku geeryooday dalka Imaaraadka Carabta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: