(DHAGEYS) Shacabka Gobalka Gardafu oo ka hadlay Xiritaanka Radio Daljir

Baargaal June 26, 2016 Shacabka Puntland ee kunool gobalka Gardafuu ee barriga fog Soomaaliya ayaa si kulul uga soo horjeestay xariga loo geystay ciidamada Daljir oo ah idaacadda ugu weyn ee Puntland.

Shacabku waxay ugu baaqeen Xukuumada Gaas in ay si deg deg ah xayiraadda uga qaado Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com