HomeUncategorized

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo si adag uga hadlay xariga Radio Daljir

War-saxaafadeed (press release) Ciidamo hubaysan oo ka tirsan booliska Puntland ayaa hawada ka saaray xarunta idaacadda daljir ay ku leedahay magaalada garoowe ee caasimadda Puntland galabnimo khamiis ah taariikhduna ku beegantahay 23,06,2016-ka, waxayna ciidamadu awood ku galeen gudaha Istuudiyaha baahinta tooska ah ee idaacaddaas oo ay ka baxayeen xiligaas barnaamijyo maalmeedka caadiga ah, ayaga oo ku amray farsamayaqaankii waday howsha inuu gabi ahaan joojiyo shaqada idaacadda kana saaro hawada barnaamijyadii xiligaas sida tooska ah uga baxayay.

DHAGAYSO:Waddooyinka Laamiga ah oo ku soo Badanaya Garowe
Taliyaha booliska dalka iyo taliyaasha gobolka Baay oo ka arrinsaday amaanka Baydhabo (Dhegeyso)
Maraykanka oo sheegay in Shirqoolkii lagu qarxinlahaa diyaarad ku socotay Maraykanka lagu fashiliyey dalka Yemen

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: