HomeUncategorized

(WACAAL DARAY AH) Dagaalkii culus oo ka dhacay gobalka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus oo faraha looga gubtay uu ka socdo deegaanka, kadib markii Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Ciidamada Itoobiya ku lahaayeen halkaas.

Dhegeyso:Wasarada waxbarashada Puntland oo Maanta Anbabixisay Kormeerayaasha Imtixaanka guud
Doorashada aqalka hoose oo Garoowe weli ka socota iyo xildhibaano la doortay.
Danjire Mahiga oo booqanaya Garoowe xilli aan wali la shaacin madasha lagu marti-galin doono shirka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus oo faraha looga gubtay uu ka socdo deegaanka, kadib markii Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Ciidamada Itoobiya ku lahaayeen halkaas.



Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa ka dambeeyay, markii Al-Shabaab ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen saldhiga Ciidamada Itoobiya, Gudoomiyaha deegaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame oo la hadlay Radio Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: