HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Boosaaso)

Boosaaso June 7 2016 Banaamijka Caawa & Daljir, waxaana idiin soo jeedinaya Wariye Xassa Haykal oo Boosaaso kusugan

DHEGEYSO-Alshabaab oo ilaa 10 guri ku gubey goboblka Shabeellaha hoose.
Kulan lagu dardargelinayey horumarinta shaqaalaha Puntland oo Garoowe kadhacay
Baahin: Khamiis, May 05, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Sh. Xasan Qoryooley, ku xigeenkii Ahlu-sunna oo u dhintay dhaawac Shabaabku gaarsiiyey; Sarkaal la socday marxuumka ayaan waraysanay … Mid kam id ah macallimiinta D/Sare ee Muuse Yusuf ee magaalada Laacaanood oo ay xireen ciidanka sirdoonka Somaliland … Wasiirka kalluumaysiga ee Somaliya oo QM u gudbinaya qoraal ku saabsan xuduudda badda Somaliya; afhayeenka xukuumada ayaan ka waraysanay … Xaaladda Ammaan ee magaalada Galkacyo oo ka soo raynaysa, bandowga oo weli saaran magaalada, & hawl-gallada amniga oo la laban-laabay; Taliyaha ciidanka bilayska ee gobolka ayaan waraysanay …

Boosaaso June 7 2016 Banaamijka Caawa & Daljir, waxaana idiin soo jeedinaya Wariye Xassa Haykal oo Boosaaso kusugan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: