HomeUncategorized

Shirka Madasha Wadatashiga oo galey maalinkii labaad

Muqdisho May 30, 2016 Shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa galey maalintii labaad, waxaana laga doodayaa arrimaha doorashada dalka, gaar ahaana waxaa diiradda la saaray dhinaca Jadwalka.

testing ….
Ethopia oo balan-qaaday heshiis ay dhex-dhigayso Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya
Gudoomiyaha cusub ee Burtinle oo maanta la kulmay golihiisa deegaanka

Muqdisho May 30, 2016 Shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa galey maalintii labaad, waxaana laga doodayaa arrimaha doorashada dalka, gaar ahaana waxaa diiradda la saaray dhinaca Jadwalka.

Madaxweynayaasha dawlad gobaleedyada dalka iyo Madaxda dawladda Soomaaliya ayaa leh wada hadalo xasaasi ah oo ay uga hadlayaan sida loo jeexayo dhabaha ugu wanaagsan ee doorashada dalka.

Kala aragti duwanaansho ayaa jira, taas oo keentay in shirkuu uu qaato waqti dheeraad ah, maadaama uu maanta ahaa in lasoo xiro.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0