HomeUncategorized

DHAGEYSO: Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland oo kahadashay Arrimaha Imtixaanadka Shahaadiga ah

GAROWE May 19, 2016 Wasaaradda Waxbarashada ee dawladda Puntland ayaa gobalada Puntland u kala dirtay Macalimiinta qaadi doonto Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe & Sarre ee mandiqada.

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Galabta soo gaaray Garowe
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Camey oo dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe
Shirwaynaha Haweenka ku hadla Af-soomaaliga oo galay maalintii labaad, goor-dhawna lafilayo inuu soo xiro M/kuxiggeenka Puntland General: C/samad Cali Shire.

GAROWE May 19, 2016 Wasaaradda Waxbarashada ee dawladda Puntland ayaa gobalada Puntland u kala dirtay Macalimiinta qaadi doonto Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe & Sarre ee mandiqada.

Agaasimaha guud Waaxda Imtixaanaadka ee Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sarre Axmed Maxamuud Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay kormeeri doonan sida ay ku socoto shaqada Imtixaanaadkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: