HomeUncategorized

DHAGEYSO: Caawa & Daljir 15 May 2016 Wariye Cabdifitaax Cumar Geedi

Garoowe May 15 2016, Habeen kasta xiligan oo kale ayaad dhageystaan Barnaamijka Caawa & Daljir, oo aan ku soo qaadano Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya, wuxuuna idin kaga imaanayaa Daljir Garowe

Waan-waan nabadeed oo lagu xallinayey xiisadihii colaadeed ee Karkaar oo meel waanagsan maraya.
Xero ciidamada dowladdu ku leeyihiin Muqdisho oo qarax lala beegsaday.
Ardayda Jaamacadaha Boosaaso oo taageeray nidaamka Xisbiyada Puntland (Dhegayso)

Garoowe May 15 2016, Habeen kasta xiligan oo kale ayaad dhageystaan Barnaamijka Caawa & Daljir, oo aan ku soo qaadano Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya, wuxuuna idin kaga imaanayaa Daljir Garowe

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: