HomeUncategorized

DHAGEYSO: Rabshado ka dhashay Raashin laga qeybin lahaa degmada Rako Raaxo ee gobalka Karkaar

Boosaaso May 14, 2016 Degmada Rako Raaxo ee gobalka Karkaar ayaa rabshadu ay ka dhaceen, ka dib markii halkaas shalay lays kugu dayey in laga qeybiyo raashin gargaar ah oo la geeyey, kaas oo loo qeybin lahaa dadkii Abaaruhu sameeyaan.

Dr. Fiqi ?dakhaatiirtii la laayey nooca takhasuskooda dadku aad buu ugu baahna xiligan? (Dhegeyso)
R.W. Sharmarke :Gaalkacyo waxaan ka Noqoneynaa markii ay Nabaddu Shaqayso oo dadkii barakacayna Guryahoodii ku soo laabtaan”
Fannaanka Soomaaliyeed ee Farxaan Xidig oo fanaaniinta qurbaha ku nool ugu baaqay inay dalka yimaadaan.

Boosaaso May 14, 2016 Degmada Rako Raaxo ee gobalka Karkaar ayaa rabshadu ay ka dhaceen, ka dib markii halkaas shalay lays kugu dayey in laga qeybiyo raashin gargaar ah oo la geeyey, kaas oo loo qeybin lahaa dadkii Abaaruhu sameeyaan.

Gudoomiyaha Rako Raaxo Maxamed Cabdulaahi Muuse ayaa u sheegay Radio Daljir in arrintaas ay xiisad ka dhalatay, balse hadda xalinteeda ay xooga saari doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: