HomeUncategorized

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir May- 1 – 2016 Wariye Hassan Haykal (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, May - 01 - 2016 Habeen kasta 08:00 fiid-kii xiligan oo kale waxaad dhageystaan Warka Fiidnimo waxaa inoo soo jeedinaya Wariyaheena Xassan Haykal oo kusugan Xarunteena Boosaaso, DHAGEYSI WANAAGSAN.

DHEGEYSO-Abaartii ugu xumayd oo ka taagan degmada Burtinle iyo deegaamada hoosyimaada.
DHEGEYSO-Xasan Sheekh Maxamuud oo iska fogeeyey inuu doorashada farageliyey.
Dowladda Puntland oo Shacabka ugu baaqday in ay Roob-doon isugu soo baxaan

Boossaaso, May – 01 – 2016 Habeen kasta 08:00 fiid-kii xiligan oo kale waxaad dhageystaan Warka Fiidnimo waxaa inoo soo jeedinaya Wariyaheena Xassan Haykal oo kusugan Xarunteena Boosaaso, DHAGEYSI WANAAGSAN.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: