HomeUncategorized

Dhagayso Barnamaijka Caawa iyo Daljir Sabti May – 01 – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Studio Daljir Garowe)

Garowe, May 1 , 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi.

3-qof ayaa ku dhimatay rasaas ay kooxo hubaysan ku fureen gaari rakaab ah,Gelinsoor, Mudug.
Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Musharaxnimadiisa Doorashada M.gobollada Dhexe Iclaamiyay
Mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay magaalada Laascaanood, sababayna dhimasho iyo dhaawac dad rayad ah.

Garowe, May 1, 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: