HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Shir looga hadlayo Arrimaha Booliska Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

April 26, 2016 Muqdisho(DALJIR)- Shir looga hadlayo qaab dhismeedka Booliska Soomaaliyeed iyo qaabka ay u shaqeynayaan Booliska heer qaran iyo heer Gobol ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qaybta booliska oo kormeeray saldhiga Galkacyo.
Dr. Jimcaale oo sheegay in dastuurka Puntland iyo shuruucda guddiga doorashada ugu horayn lagu faafin doono gobollada Mudug & Nugaal.
Maalinta HIV/AIDS oo maanta laga xusay Puntland & munaasabad lagu qabtay Buuhoodle.


Shir looga hadlayo qaab dhismeedka Booliska Soomaaliyeed iyo qaabka ay u shaqeynayaan Booliska heer qaran iyo heer Gobol ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Ka qeybagalayaasha shirka ayaa si aad ah uga dooday  kor u qaadidda wada shaqeynta u dhexeysa ciidanka Booliska Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada loo dhiso awoodda Booliska.

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay shirkan ay ka filayaan inay kasoo baxaan arrimo waxgal u ah tayeynta Booliska Soomaaliyeed. Heer Federaal iyo mid dowlad goboleed intuba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: