HomeUncategorized

Dhagayso Saakay iyo Dunida Talaado 26 April 2016 Wariye Maxamed Cabdullaahi Kooshin (Studio Daljir Garowe)

Garowe, April, 26 - 2016 - Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka midyihiin:

R/wasaare Gaas oo maanta kumanaan dadweyne ah kala qeyb galay bannaanbax ka dhacay garoonka Koonis, Muqdisho.
Shirweyne diirada lagu saarayo famanka diinta Islaamka iyo bulshada oo maanta Muqdisho ka furmay
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir October – 26 – 2016 – Wariye Cabdullaahi Yare Studio Daljir Gaalkacyo

Garowe, April, 26 – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka midyihiin:

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: