HomeUncategorized

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Khamiis 21 – April – 2016 Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan (Studio Daljir Garowe)

Garowe, 21 - April - 2016 - Warka fiidnimo ee Radio Daljir waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan, waxaana warka caawa laga soo jeedinayaa xarunta Daljir ee Garowe, waxaad warka ku maqli doontaan qodobo door ah:

Baragkacayaasha Caabduwaaq oo loo sameeyey adeegyo caafimaad oo ay ku jirto daawo (Dhegeyso)
Musavani oo sheegey in diyaar uu u yahay in ciidammo uu keeno Somaliya haddii laga taageero saadka iyo sahayda. [Akhris …]
Gen. Shire ?umadda yaan la weyrixin oo yaan la luggoyn ma jiri doono shir ka dhacaya Taleex?

Garowe, 21 – April – 2016 – Warka fiidnimo ee Radio Daljir waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan, waxaana warka caawa laga soo jeedinayaa xarunta Daljir ee Garowe, waxaad warka ku maqli doontaan qodobo door ah:

Hoos ka dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: